Waare oo wareejiyey lacag ka badan hal milyan & Boqol kun oo dollar (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Munaasabad lagu qabtay Magaalada Beledweyne ku Wareejiyay Lacagihii loogu talo galay fatahaada Beledweyne ee ka kala yimid Dowladda Federaalka Ee Soomaaliya iyo Jabuuti. Waare ayaa ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne jeeg ay ku qoran tahay lacagtaas. Munaasabadan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan labada … Continue reading Waare oo wareejiyey lacag ka badan hal milyan & Boqol kun oo dollar (Sawirro)